Search:

battlebots robot combat build robot fighting robots robot weapons robot competition rovio robot robot wars



Hargeysa British secondary school

Robot Building and Competition Videos
Robot Building and Competition Videos Robot Building and Competition Videos
Robot Building and Competition Videos

Hargaisa British secondary school

Channel: People & Blogs
Uploaded: December 31, 1969 at 6:59 pm
Author: TURBASHAASH

Length: 05:27
Rating: 4.50
Views: 8770

Tags: British  Hargaisa  school  secondary  

Video Url:


Embed Code:

Video Comments

nuurtow (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Fuch British** man. waxani horta maxey gaalada magacyadeeda ku jecelyihiin? waa magaalo somaali degantahay ma magac somaali bey wayeeen? bal orod aduunka ka soo hel meel "somali ama somaliland loogu magac darey.
Boodadheere (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Hypatia Theon.. Sxb adiga kama sugayo inaan kula garnaqsado gartaydu waxay u taalaa dadwaynaha..Waxan xasuusta xafaldii lagufuray iskuulkan martidii kasoo qaybgashay waxa ka mid ahaa dadbadan oo culimo iyo waxgaradkale isugujira ducadoodii waxay kusoo gunaanadeen in magaca lagabadalo oo midku haboon dadka geeganka dega diintooda iyo dhaqankoda lagu badalo..Laakinse anigu adiga calaamatul suaal ayaa iga kaasaran.... sida awaded waxan rajaynaya in dadku ina soo dhexgalo...
HypatiaTheon (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Haddii aanad dhiiban karaayn aragti cilmiyaaysan, oonad xataa garan karaayn micna iyo sababta bani-aadamku magac ula baxaan, aamuska ayaa laguu qaatay. Adiga ayaa yaqaan waxaad uga jeedo 'Aflagaado' iyo 'Afqadhmuun' yihiin, balse run ayaay ahaayd waxaan qoray, kulamase yaabaayoo inaanad aqoon u lahaayn.
Boodadheere (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Ass. wr wb..Sxbyaal idinkoo iga raali ah bal eega ama ila eega qofkan labaxay Hypatia Theon ee afka somaliga wax kusoo qoray ee ii jawabaaya ama ka jawaabaya aragtidayda ku aadan magaca iskuulka.. aflagaadada iyo afqadhmuunka uu kula kufay Suubanaheni(Rasuulka salalahu calayhi wasalam)iyo Asxaabtiisii balwalaalayal ila eega waata hoos ku qorane idinkii marka hore egaya aragtidaydii hore ee aan kadhibtay..Qofkan bal maxad ku shegi kartaan? waa Hypatia Theon!!
HypatiaTheon (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Biidadheere-Rasuulka iyo asxaabtiisiitoona loogu magac dari maayo sababtoo ah waxa meesha lagu dhigayaa waxaay wax ka garan lahaayeen haddii la hor dhigona maaha. Waxaay noolaayeen Qarnigii 5/6/7aad, waxaayna aaminsanaayeen in dhulku sida furshaanta usamaaysan yahay, qoraxduna aay ka dhacdo badda. Quantisized Guage Theories On Symmetry Transformations ayaa lagu dhiganayaa BSS, markaa, idinkoo raali ah, malcaamadaha Quraanka lagu dhigo ugu magac dara Asxaabtii.
Boodadheere (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Magaca uun halaga badalo(Brithish school)oo haloogu magacdaro Asxaabtii Rasuulka suuban naxariis iyo nabadgelyo EEBO korkiisa hayeelee ama halyeeyadii reer Somaliland ee qiimaha inagu jooga..sida mujaahidintii iwm..
cagaarow (December 31, 1969 at 6:59 pm)
beautiful school, terrible commentary; stupid name. why is it called british?
chillman20 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
masha allah dis place is beutiful
hibaangelic (December 31, 1969 at 6:59 pm)
omg cant wait to go bk ther
Hotmanx000 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
School kan habrawadaagahay ayaa tagi jiray xaafadayaduna way u dhawayd halkaas jigjiga yar cadeey


Robot Building and Competition Videos © 2008 Logan Bot All Rights Reserved.