Nin kamid ah eheladii dadkaas laga qafaashay guri ku yaala magaalada Galkacayo ayaa isaga oo magaciisa ka gaabsadey uga wararmey Idacada BBC isaga oo sheegey...
RG oo wax ka waydiiyey qaraxaas duqa magaalada Galkacayo ayaa shegeey in ay ku daba jiraankooxihii ka dambeeyay.Duqa magalada ayaa sheegey in habeenkii May 8,2008...
Maamulka Galkacayo oo dhowaan la badaley dhowaan ayaa maalintii shalay xilka wareejiyey dhageyso xafladii xil wareejinta iyo wariyaha Radio Garowe oo ka soo waramaya.
waxaa waraysigan soo diyaariyey koronto oo ku sugan galkacayo waxaa iska kaashaday ETV iyo bartamaha.com waxaa ceel loo qoday cubitaalka guud ee magalada galkacayo
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo mudo afar cisho ah ku sugan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maanta Saxaafada warbixin ka siiyay kulamada Baarlamaanka ee maalmahan...